USA: Ninkii geystay weerarkii xafladii Saxaafadda Aqalka Cad oo iska fogeeyey dacwada lagu soo oogay | Horseed Media
Ninkii lagu eedeeyay inuu isku dayay inuu dilo Madaxweyne Donald Trump xafladii Saxaafadda Aqalka Cad bishii hore ayaa diiday inuu qirto inuu wax dambi ah galay dhammaan dacwadaha lagu soo oogay.