Dowlada Mareykanka oo Shaacisay inay Weeraro Cirka ah ka geysatay Somaliya,
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in ciidamada Mareykanku ay afartii weerar ee ugu dambeeyay ka fuliyeen koonfurta Soomaaliya toddobaadkii la soo dhaafay, iyadoo duqeymahaasi lagu bartilmaameedsaday dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab. Sida ay AFRICOM ku sheegtay war-saxaafadeedkeedi, weerarrada ayaa dhacay 14-kii, 16-kii, 18-kii iyo 19-kii Juun, Hay’addu ma aysan bixin faahfaahin dheeraad ah […]