Cirro oo Nairobi kula kulmay wakiillo caalami ah, kana hadlay amniga iyo qorshayaasha Somaliland | Horseed Media
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa magaalada Nairobi kula kulmay wakiillo ka socda beesha caalamka iyo hay’adaha caalamiga ah ee fadhigoodu yahay Kenya.