Finland oo sheegtay in diyaarad Helicopter ah oo Ruushku leeyahay ay ku xadgudubtay hawadeeda | Horseed Media
Wasaaradda Gaashaandhigga Finland ayaa aaminsan in gelitaanka diyaaradda qumaatiga u kaca ee Ruushka uu xiriir la leeyahay weerar diyaaradeed oo saacado ka hor lagu qaaday markab xamuul oo Ruushku leeyahay, kaas oo ku jira liiska cunaqabateynta Mareykanka.