Trump oo golihiisa Wasiirada kula shiraya Camp David, kulan looga hadlayo Iran | Horseed Media
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa lagu wadaa inuu kulan aan caadi ahayn kula yeesho golaha wasiirada ee Camp David Arbacada, iyadoo looga hadlayo xiisada Iiraan.