Baarlamaanka Sweden oo ansixiyay sharciyo cusub oo fududeynaya masaafurinta ajaaniibta dembiyada gala - Calanka Media
Baarlamaanka Sweden ayaa maanta oo Talaado ah ansixiyay isbeddello sharci oo cusub oo fududeynaya in dalka laga masaafuriyo ajaaniibta ku kaca falal dembiyeed.