Puntland oo Shaacisay Deeq Waxbarasho oo Masar laga Helay | Horseed Media
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland ayaa si daahfuran u shaacisay deeq waxbarasho oo laga helay Dowladda Masar, taas oo fursad siinaysa ardayda Puntland ee doonaysa inay sii wataan waxbarashadooda heerarka sare.