go'an laga gaaray Haweeney Shaqadeeda ku wayday uur ay laheyd
Xafiiska Ombudsmanka Takooridda ee Sweden (DO) ayaa go’aamiyay in Jaamacadda Lund aysan ku kicin takoor ka dhan ah haweeney uur leh, inkastoo jaamacaddu ay kala laabatay shaqo ay hore ugu bandhigtay kadib markii ay ogaatay uurkeeda. Haweeneyda ayaa bishii Diseembar 2025 codsatay shaqo xisaabiye oo ka bannaaneyd hay’ad hoos tagta Jaamacadda Lund, waxayna martay laba […]