Puntland oo Galmudug uga digtey in la soo mariyo hub ay DFS ugu talagashay ciidamo ku sugan Galkacyo | Horseed Media
War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Dowladda Puntland aya si adag loogaga hadlay dhaqdhaqaaqyo uu wado Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya,