Qoyskii ugu horeeyay oo Sweden ka laabtay kadib markii la siiyay lacagta dib u laabashada
Qoyska Maxamed Mansuur ayaa isu diyaarinaya inay ka baxaan Iswiidhan kuna laabtaan Suuriya 2-da Sebtembar, kadib markii ay heleen lacagta ugu badan ee barnaamijka dib-u-noqoshada iskaa ah ee ay dowladda Iswiidhan bixiso, taas oo gaareysa 600,000 oo karoon. Maxamed Mansuur ayaa sheegay in go’aanka qoysku uusan salka ku hayn helitaanka lacagta, balse uu yimid kadib […]