Burcadbadeed Soomaali ah oo laga shakisan yahay inay afduubteen markab shidaal | Horseed Media
Markabkan ayaa Arbacadii lagu qabtay inta u dhaxaysa magaalooyinka xeebta ah ee Hafun iyo Bandarbeyla ee gobolada Puntland isagoo ka yimid Berbera una socda caasimadda Soomaaliya, Muqdisho.