Nin Lagu Eedeeyay Fal Ka Dhan Ah Sharafta Gabdhaha Soomaaliyeed oo lagu Xiray Muqdisho
Ciidanka Booliiska Caasimadda, gaar ahaan Saldhigga Warta-Nabadda, ayaa gacanta ku dhigay Xasan Cilmi Bootaan, kaas oo lagu eedeeyay fal ka dhan ah sharafta iyo karaamada gabdhaha Soomaaliyeed. Sida lagu sheegay war-saxaafadeedka booliiska, Xasan Cilmi Bootaan ayaa laga soo qabtay xarun uu ugu magac daray “Dugsiga Raaliyo”, halkaas oo uu dhawaan ku baahiyay muuqaal uu ku […]