Dagaal ka dhacay Gobolka Sool oo 20 Qof ku dhimatay iyo Xaalad ka taagan Halkaasi
Wararka laga helayo degmada Adhi-Caddeeye ee gobolka Sool ayaa sheegaya in ugu yaraan 20 qof oo isugu jira haween, carruur iyo waayeel la rumaysan yahay inay shacab yihiin ay ku dhinteen weerarro iyo iska horimaadyo ka dhacay deegaankaasi. Ilo deegaanka ah ayaa sheegay in kooxo hubaysan ay weerar ku qaadeen shacabka ku nool degmada Adhi-Caddeeye, […]