Dowladda Federaalka oo shaacisay mashruuc waddo iyo buundo oo laga hirgelinayo Hargeysa | Horseed Media
Hargeysa — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay bilowday hannaanka heshiiska naqshadeynta iyo daraasadda mashruuc weyn oo kaabayaal dhaqaale ah oo laga hirgelinayo magaalada Hargeysa, kaas oo ay ku jirto dhismaha waddo dhererkeedu gaarayo ku dhowaad 45 kiiloomitir.