Daawo:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dib Ugu Soo Laabtay Dalka, Kana Hadlay Xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si deg deg ah dib ugu soo laabtay dalka kadib safar uu ku tegay Jabuuti, isagoo markiiba ka hadlay xaaladda guud ee dalka iyo arrimaha siyaasadeed ee xilligan taagan. Madaxweynaha ayaa hadalladiisa diiradda ku saaray amniga, doorashooyinka qof iyo codka ah ee ka socda deegaannada Koonfur Galbeed, […]